Sunday, January 21, 2007
somalia iyo marxalada taagan
xalka Somalia hada waxay mareysaa xalad cakiran kadib waxii kadanbeyey marki midowga maxakimta islamka meesha lagasaray iyo imatinka dowlada kumeel garka waxa hada laisweydinayo aya waxa tahay ama in aan isweydiino dhoor su'alood ugu ohoreen waa khiyarka dowlada kumeel garka madama ay had casimada kusugantahay iyo dib uheshiin, tan kalle midowga maxkamadaha meesha makabexeen mise welli waa lagu degdege ayaa la oran karaa oo weli ma ahan sidi loo maleynayo,tan kalle beesha calamka arimaha somalia dacad makayihiin iyo dowladaha afrika oo cidamo usoo diri doono afrika mudo intee la'eg ayey u dulqadan karaan hadii arimaha sida ay rabaan aysan noqon. arimahaas wax toos ooga jawabo markaaan helno ayan sadilin karnaa qarkooda way kala cadanayaan malmaha iyo biloyinka dhow oo nagusoo aadan.
Saturday, January 20, 2007
somalia and now
The news coming from Somalia is not pleasing lawlessness but what should the Somali population do in the face of Ethiopian occupation and the new emergency law i think we should a little time the new govt though it seems to lost the big picture of the nation why is the president and his govt not visiting other towns and just sleeping the triangle of jawhar baidoa and mogadisho we need focused leaders at this critical moment
Subscribe to:
Comments (Atom)